Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Wasiir Kahadley Burcad Badeeda Soomaalida ah
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 16 2008
Wasiir Kahadley Burcad Badeeda Soomaalida ah
Written by Ali Moallim   
Saturday, 16 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Wasiirka Difaacda ee Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Muxidiin Maxamed xaaji oo maanta shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan qorsheyaal ay wado Dowladda oo ay wax kaga qabaneyso burcad badeedka dhibatooyinka ugeysta marakiibta shisheeye ee Soomaalia gargaarka uwado.

 

Muxudiin Maxmed Xaaji waxaa uu xusay in ay jiraan kooxo si qarsoodi ah uga shaqeeyo magaalooyinka waweyn ee Soomaaliya oo sirta ugudbiyo Burcad Badeedka si ay ugu fududeeyan howlaha dhicitaabka iyo qafaalashada Marakiibta.

 

Waxaa uu hoosta ka xariiqay in ay daba gal ku hayaan kooxaha burcad badeedka,isaga oo intaasi ku daray in ay soo tagi doonan maxkamada.

 

Muxdiin Maxamed Xaaji ayaa u mhad celiyey Dowladda Canada oo Lixdi Bishaan shaaca ka qaaday in ay Soomaalia usoo dirtay xeebaheeda Markab dagaal kaas oo gacan ka geysan doono ilaalinta Maraakiibta cunada gargaaka ee Hey,ada WFP.

 

Wasiirkaan oo ka mid ahaa magacyada ila iyo 11 wasiir oo ku dhawaqay in ay iska casileen xilka Golaha wasiirada Xukumada R,isulwasare Nur Cade ayaa beeniyey in uu iska casilay xilkiisa.

 

“Anigu ma jirto wax is casilaad ah oo aan gudbiyey,warkaasina waa been abuur la iga sameeyey,kuma jirin aniga dadki qoraalada saxiixan u gudbiyey Ra,isulwasaaraha sidaasi daradeed aniga waxaan wali ahay Wasiirka Gaashaandhiga.” Ayuu yiri Muxudiin Maxamed Xaaji.

 

Waa marki ugu horeeysay oo ay si rasmi ah uga hadasho wasaaraha gaashaan dhiga ee Dowlaada arimaha burcad badeedk dhibaatada ku heyso xeebaha Soomaalia.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >